JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

Follow us on :

JAMUURIYADDA FEDARAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREEYNTA MUSIIBOOYINKA SOOMAALIYEED- SoDMA

𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐐𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐊𝐡𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨–𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨.

HomeNews 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐨𝐨 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐮 𝐐𝐚𝐛𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲𝐨 𝐊𝐡𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐝𝐢𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐆𝐚𝐫𝐠𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐮𝐪𝐝𝐢𝐬𝐡𝐨–𝐁𝐚𝐲𝐝𝐡𝐚𝐛𝐨.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan wadatashi ah oo looga hadlay isbarbardhigga kharashaadka gaadiidka dhulka iyo cirka ee xamuulka gargaarka bani’aadannimo ee marinka Muqdisho–Baydhabo.

Kulanka oo ay taageertay UNICEF ayaa diiradda lagu saaray hufnaanta kharashaadka saadka, awoodda xamuulka, waqtiga gaarsiinta iyo caqabadaha hawlgalka, iyadoo la qiimeeyay xaaladaha ku habboon isticmaalka gaadiidka dhulka iyo cirka.

Ka qaybgalayaasha ayaa sidoo kale sameeyay layli kooxeed lagu dabaqay hababka xisaabinta iyo isbarbardhigga kharashaadka gaadiidka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Upcoming Events

Our Events And Conferences Calendar

Our events and conferences calendar is designed to keep you informed about a wide array of opportunities

Updated regularly, it features upcoming seminars, workshops, trade shows, and networking events across various sectors. Whether you're looking to gain insights from keynote speakers, participate in interactive sessions, or connect with professionals in your field, our calendar provides all the details you need to plan your attendance.