JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐จ-๐๐ก๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐ฎ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ.

Bogga HoreWararka ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐ข๐ฒ๐จ ๐Š๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ ๐†๐š๐ฅ๐›๐ž๐ž๐ ๐จ๐จ ๐๐š๐ฒ๐๐ก๐š๐›๐จ ๐ค๐š ๐ƒ๐š๐š๐ก-๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐จ-๐๐ก๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐†๐ฎ๐ซ๐ฆ๐š๐ง๐š๐ฒ๐จ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐€๐›๐š๐š๐ซ๐ญ๐ฎ ๐’๐š๐š๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ.

Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee, oo kaashaneysa Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa maanta magaalada Baydhabo waxa ay ka daahfurtay biyo-dhaamin muddo toddobaad ah socon doonta, taas oo loogu gurmanayo bulshada ay saameeyeen abaaraha baโ€™an ee dalka ka jira ee ku nool gudaha magalaada iyo tuulooyinka ku xeeran.

Biyo-dhaamintaan waxaa daahfuray wasiir ku Xigeenka Wasaaradda Gargaarka dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdullaahi Isaaq Macalin (Wasiir Ganeey), waxaana diiradda lagu saarayaa biyo dhaamintaan in biyo nadiif ah dadka iyo xoolaha ku nool deegaannada ay ka jirto biyo laโ€™aanta la gaarsiiyo.iyadoo lagu gaarsiinayo gaadiid gaar ah oo loogu talagalay biyo-dhaaminta si loo yareeyo saameynta ay abaartu ku yeelatay nolosha dadka deegaanka.

Isla maanta dhowr booyadood ayaa biyo dhaamin ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha magaalada Baydhabo iyo tuulooyinka hoostaga oo dadka aad ugu tabaalaysnayeen biyo laโ€™aan dartood.

Kaaliyaha guddoomiyaha SoDMA Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa sheegay in biyo dhaamintaan ay socon doono inta ay jirto baahida, isla markaana ay sii wadi doonaan dadaallada lagu taageerayo bulshada ay abaaruhu saameeyeen

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.