JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAYโ€™ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ค๐ฎ ๐๐š๐š๐›๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐š ๐”๐๐ˆ๐‚๐„๐… ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Bogga HoreWararka ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐‡๐š๐ฒโ€™๐š๐๐๐š ๐ค๐ฎ ๐๐š๐š๐›๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐š ๐”๐๐ˆ๐‚๐„๐… ๐ž๐ž ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š.

Guddoomiye Ku-xigeenka Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Dr. Axmed Cabdi Aadan, ayaa xarunta dhexe ee Hayโ€™adda SoDMA ku qaabbilay Madaxa Hayโ€™adda UNICEF ee Soomaaliya, Marwo Sandra Lattouf.

Kulanka waxaa diiradda lagu saaray xoojinta iyo adkaynta wada shaqeynta ka dhaxeysa labada hayโ€™adood, gaar ahaan isku dubbaridka dadaallada gurmadka iyo ka jawaabista xaaladaha abaareed ee ka jira dalka.

Madaxa UNICEF ee Soomaaliya Marwo Sandra Lattouf ayaa bogaadisay dadaallada joogtada ah ee Hayโ€™adda SoDMA ee ku aaddan ka jawaabista xaaladaha abaarta iyo musiibooyinka dabiiciga ah ee dalka ka dhaca. Waxay sheegtay in UNICEF
ay muddo dheer ka shaqaynaysay Soomaaliya, iyadoo bixisa taageero la xariirta dhinacyada caafimaadka, nafaqada, biyaha iyo ilaalinta carruurta.

Ugu Danbeyn, Guddoomiye Ku-xigeenka Hayโ€™adda SoDMA Dr. Axmed Cabdi Aadan waxuu uga mahadceliyay UNICEF wada shaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin SoDMA, isaga oo ku baaqay in la sii xoojiyo iskaashiga, si wax looga qabto xaalada abaareed ee saameysay bulshada Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.