JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Xasuusta Weerarkii 14-ka Oktoobar ee Muqdisho

Bogga HoreWararka Xasuusta Weerarkii 14-ka Oktoobar ee Muqdisho

Maanta waxaan xusuusaneynaa dhibbanayaashii weerarkii argagixiso ee 14-ka Oktoobar 2017. Muqdisho waxay muujisay adkaysi iyo soo kabasho aan la qiyaasi karin.

Anigoo ah Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee (SoDMA), waxaan mar walba xasuustaa muhiimada ay leedahay udiyar garowga masiibooyinka, ka jawaabidda, iyo dib u dhiska.
Magaalada Muqdisho maanta waxay astaan u tahay soo kabasho iyo karti aan la qiyaasi karin.

Waxaan weligeen xasuusan doonnaa kuwii naftooda ku waayay, annagoo ka shaqeynayna nabad, badbaado iyo Soomaaliya adkaysi leh.

#October14 #Mogadishu #NeverForget #Somalia #Resilience

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.