Hay’addaha WHO iyo UNICEF, oo hogaaminaya tiirarka Caafimaadka iyo Biyaha (WASH), ayaa sheegay in sanadka 2026 la wajahayo xaalad adag oo u baahan in gargaarka lagu soo koobo meelaha ugu daran. Dadaallada ayaa si gaar ah xooga loogu saarayaa biyaha nadiifka ah iyo adeegyada caafimaadka degdegga ah, si loo badbaadiyo nolosha dadka nugul.








0 Comments