JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Axmed Macallin Fiqi, oo ka mid ahaa madaxda ka qeybgalaya Shirka 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Axmed Macallin Fiqi, oo ka mid ahaa madaxda ka qeybgalaya Shirka 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya
Wasiirka Wasaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Axmed Macallin Fiqi, oo ka mid ahaa madaxda ka qeybgalaya Shirka 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya, ayaa madasha ka jeediyay hadal kooban oo ku saabsan muhiimadda ay leedahay ka hortagga iyo wax-ka-qabashada musiibooyinka dalka, iyadoo loo marayo cilmi-baaris iyo daraasado xog-ogaalnimo iyo aqoon ku dhisan.
Wasiir Fiqi wuxuu xusay in kumannaan ruux oo Soomaaliyeed ku naf waayeen musiibooyinka dalka ka dhacay, taasoo muujinaysa baahida degdegga ah ee loo qabo nidaamyo wax ku ool ah oo ka hortagaya musiibooyinka soo laalaabtay.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.