JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo qeyb ka ah Wasiirrada ka qeyb-galaya Shirka 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in shirka uu yahay fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo isku-tashiga bulshada, hay’adaha dowladda, bahda tacliinta, iy

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo qeyb ka ah Wasiirrada ka qeyb-galaya Shirka 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in shirka uu yahay fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo isku-tashiga bulshada, hay’adaha dowladda, bahda tacliinta, iy
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, oo qeyb ka ah Wasiirrada ka qeyb-galaya Shirka 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in shirka uu yahay fursad muhiim ah oo lagu xoojinayo isku-tashiga bulshada, hay’adaha dowladda, bahda tacliinta, iyo daneeyayaasha kale, si loo abuuro xalal wadajir ah oo wax looga qabanayo musiibooyinka dalka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.