JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Daahir Shire Maxamed, oo hadal kooban ka jeediyay shirweynaha 2-aad ee u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Daahir Shire Maxamed, oo hadal kooban ka jeediyay shirweynaha 2-aad ee u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Md. Daahir Shire Maxamed, oo hadal kooban ka jeediyay shirweynaha 2-aad ee u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya ayaa sheegay in Hay’adda SoDMA iyo Jaamacadda Muqdisho wadajir u mudan yihiin ammaanta dadaallada joogtada ah ee lagu yareynayo saameynta musiibooyinka dalka. Wasiirku wuxuu xusay in shirka uu muujinayo muhiimadda isku-tashiga bulshada Soomaaliyeed, iyo iskaashiga hay’adaha dowladda iyo kuwa tacliinta, si loo abuuro bulsho u adkeysata musiibooyinka.
Shirka oo ay wada qabanayaan SoDMA iyo Jaamacadda Muqdisho ayaa soo bandhigay qorsheyaal ay bulshada si weyn u taageereyso, maadaama ay ku saleysan yihiin cilmi-baaris iyo falanqeyn dhab ah oo wax looga qabanayo aafooyinka iyo musiibooyinka dalka. Qorshayaashan waxaa ka mid ah habab lagu yareynayo khataraha bini’aadantinimo, diyaarinta nidaamyo wax ku ool ah oo lagu maareeyo musiibooyinka, iyo kobcinta iskaashiga hay’adaha dowladda iyo kuwa caalamiga ah.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.