JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta la kulmay madaxda Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle.

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta la kulmay madaxda Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa maanta la kulmay madaxda Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha SoDMA, Maxamuud Macalin Cabdulle. Kulanka waxaa lagu soo bandhigay warbixin dhammeystiran oo ku saabsan xaaladda bani’aadamnimo ee dalka, oo ay ka mid yihiin roobab daahay, kororka welwelka caafimaad, cunto yari, iyo biyo la’aan ka jirta gobollo badan, kuwaas oo ka dhashay isbeddelka cimilada iyo abaaraha daba dheeraaday.

Hay’adda SoDMA waxay soo bandhigtay tallaabooyinka ay wadaan si wax looga qabto Abaarta Dalka, kuwaas oo ay ka mid yihiin,Xoojinta digniinaha hore iyo la socodka xaaladaha, Hagaajinta iyo isku-dubbaridka xiriirka dowlad-goboleedyada, Keydinta sahayda muhiimka ah, La shaqaynta la-hawlgalayaasha si loo kordhiyo helitaanka biyo nadiif ah iyo adeegyada caafimaadka degdegga ah.

Ugu dambeyn, Wasiir Hon. Ali Yusuf Ali – Xoosh ayaa xaqiijiyay in dowladda ay ka go’an tahay taageeridda SoDMA, u diyaargarowga, iyo hubinta jawaab mideysan oo lagu ilaalinayo shacabka Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.