JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo qeyb ka ah Wasiirrada Heer Federaal ee ka qeyb-galaya shirweynaha 2-aad ee u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo qeyb ka ah Wasiirrada Heer Federaal ee ka qeyb-galaya shirweynaha 2-aad ee u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh) oo qeyb ka ah Wasiirrada Heer Federaal ee ka qeyb-galaya shirweynaha 2-aad ee u adkeysiga aafooyinka Soomaaliya ayaa ku dheeraaday muhiimadda Shirweynaha isaga oo xusay in shirkaani fursad muhiim ah u yahay cilmi-baareyaasha Soomaaliyeed, hay’adaha dowladda, kuwa ka shaqeeya arrimaha bani’adanimada iyo jaamacadahaba si loo helo , aqoon iyo hal abuur cusub ee ku salaysan hanaanka yaraynta khatarah Musiibooyinka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.