Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdirisaaq Hindi, oo ku hadlay Magaca wasiiradda Gargaarka Dowlad gobaleedyada dalka oo hadal ka jeediyay Meertada 9-aad ee Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada ee Soomaaliya (CHF)
Bogga HoreWararka Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdirisaaq Hindi, oo ku hadlay Magaca wasiiradda Gargaarka Dowlad gobaleedyada dalka oo hadal ka jeediyay Meertada 9-aad ee Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada ee Soomaaliya (CHF)
Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari, Cabdirisaaq Hindi, oo ku hadlay Magaca wasiiradda Gargaarka Dowlad gobaleedyada dalka oo hadal ka jeediyay Meertada 9-aad ee Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada ee Soomaaliya (CHF), ayaa ka hadlay xaaladda bini’aadannimo ee dalka iyo saameynta abaarta ee ku yeelatay dowlad-goboleedyada.
Wasiirku wuxuu sheegay in dalka ay ka jirto abaar saameyn xun ku yeelatay dadka iyo xoolaha, taasoo u baahan in shirkaan uu noqdo jawab degdeg ah oo wax-ku-ool ah si looga hortago dhibaatooyinka bini’aadannimo ee dalka.
Cabdirisaaq Hindi ayaa sidoo kale xusay muhiimada shirka, oo la qabto saddexdii biloodba mar, si loo xoojiyo wada-shaqeynta hay’adaha gargaarka iyo dowlad-goboleedyada.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.






0 Comments