Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Marwo Caaβisha Khaliif Maxamed, ayaa u mahadcelisay madaxda dowladda, dowlad-goboleedyada, hayβadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka qaybgalay Meertada 9-aad ee ππ‘π’π«π€π πππππ¬π‘π ππ«π«π’π¦ππ‘π ππ’π§π’βπππππ§π§π’π¦πππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π (πππ )
Bogga HoreWararka Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Marwo Caaβisha Khaliif Maxamed, ayaa u mahadcelisay madaxda dowladda, dowlad-goboleedyada, hayβadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka qaybgalay Meertada 9-aad ee ππ‘π’π«π€π πππππ¬π‘π ππ«π«π’π¦ππ‘π ππ’π§π’βπππππ§π§π’π¦πππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π (πππ
)
Wasiiradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowlad Goboleedka Hirshabelle, Marwo Caaβisha Khaliif Maxamed, ayaa u mahadcelisay madaxda dowladda, dowlad-goboleedyada, hayβadaha caalamiga ah iyo kuwa maxaliga ah ee ka qaybgalay Meertada 9-aad ee ππ‘π’π«π€π πππππ¬π‘π ππ«π«π’π¦ππ‘π ππ’π§π’βπππππ§π§π’π¦πππ ππ¨π¨π¦πππ₯π’π²π (πππ
) oo sanadkan lagu qabtay Hirshabelle.
Waxay sheegtay inay ku faraxsan tahay in markii ugu horeysay ay martigeliyaan shirka muhiimka ah, iyadoo hoosta ka xariiqday in shirkan uu yahay mid waxtar u leh shacabka Soomaaliyeed.
Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaantay in shirka lagu filayo in laga soo saaro goβaamo wax-ku-ool ah, lagu xoojin doono wada-shaqeynta hayβadaha gargaarka iyo dowladda, isla markaana laga wada hadli doono qorsheyaal degdeg ah oo wax looga qabanayo baahiyaha biniβaadannimo ee dalka.
Emergency
Fo Emergency Services
In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.
123
Somali Police
442
National Emergency
567
Fire FightersDhacdooyinka soo socda
Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka
Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan
Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.






0 Comments