Wasiir Ku – xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Cabdiqafaar Cilmi Xaange “Wax soo saarka dalka, gaar ahaan xoolaha iyo beeraha, ayaa si weyn kor ugu kacay sanadkii tagay ee 2024. Tani waxay muujinaysaa in Soomaaliya ay ku sii siqayso isku filnaansho, gaar ahaan marka la eego rajada laga qabo in shidaalka dalka la soo saaro mustaqbalka dhow.”








0 Comments