JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan Miro-dhal ah oo lagu dardargelinayo gurmadka abaaraha ka jira qeybo badan oo dalka ah.

Bogga HoreWararka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan Miro-dhal ah oo lagu dardargelinayo gurmadka abaaraha ka jira qeybo badan oo dalka ah.
Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha oo kaashanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay kulan Miro-dhal ah oo lagu dardargelinayo gurmadka abaaraha ka jira qeybo badan oo dalka ah.
Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Wasiirka Qorsheynta, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), waxaa ka qeyb galay Guddoomiyaha SoDMA, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo agaasimayaal ka tirsan labada dhinac. Mas’uuliyiinta ayaa si qoto dheer uga wada hadlay sidii si degdeg ah loogu gurman lahaa bulshada ay abaartu saameysay, loona mideyn lahaa howlaha gurmadka ee dowladda.
Kulanka ayaa sidoo kale lagu falanqeeyay sababaha aasaasiga ah ee keenay abaarta, gaar ahaan roobabkii Gu’ga iyo Dayrta oo inta badan aan ka da’in gobollada dalka.
Shirka wuxuu qeyb ka yahay dadaallada daba-socda go’aankii Golaha Wasiirrada ee farayay hay’adaha dowladda in ay kordhiyaan gurmadka degdegga ah ee dalka .

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.