JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

UNOCHA oo soo bandhigtay baahida dhaqaale ee gargaarka bani’aadannimo 2026.

Bogga HoreWararka UNOCHA oo soo bandhigtay baahida dhaqaale ee gargaarka bani’aadannimo 2026.

Marwo Amal Abubakar, Sarkaalka Arrimaha Gargaarka ee UNOCHA, waxay soo bandhigtay warbixin ku saabsan baahida dhaqaale ee sanadka 2026, taas oo iftiimisay muhiimadda taageerada degdegga ah ee gargaarka bani’aadannimo. Warbixintu waxay adkaysay in iskaashiga caalamiga ah uu muhiim u yahay yaraynta saameynta abaarta iyo hubinta in gargaar wax ku ool ah si hufan loo gaarsiiyo bulshada nugul ee Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.