JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Soo Jeediyihii 9-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Soo Jeediyihii 9-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Mukhtar Sheekh Xuseen Jimcaale La-taliye Sare Gurmadka Degdegga iyo Soo-kabashada ee Hay’adda SoDMA, lehna 20 sano oo Waaya aragnimo ah oo ku salaysan maareynta musiibooyinka iyo gargaarka bini’aadantinimo, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay:”𝐀𝐚𝐬𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚 𝐘𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚: 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢-𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐞𝐞 𝐅𝐚𝐡𝐚𝐦𝐤𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚”.

#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.