JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Soo Jeediyihii 8-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Soo Jeediyihii 8-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Dr. Maxamed Biile Xashi PhD Ahna Isuduwaha Barnaamijyada Tacliinta Sare iyo Cilmi-baarista ee Jaamacadda Muqdisho (Xafiiska Kismayo)  ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay: “Hababka Hay’adeed iyo Ku-saleysan Bulshada: “𝐐𝐢𝐢𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐛𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐖𝐚𝐝𝐚-𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐞𝐞 𝐮 𝐃𝐡𝐚𝐱𝐞𝐞𝐲𝐚 𝐃𝐚𝐰𝐥𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐨𝐬𝐞 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐃𝐡𝐚𝐥𝐢𝐧𝐲𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚-𝐰𝐚𝐱-𝐮-𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐬𝐢 𝐥𝐨𝐨 𝐇𝐞𝐥𝐨 𝐘𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱-𝐤𝐮-𝐨𝐨𝐥 𝐚𝐡”.

#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.