JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Soo Jeediyihii 7-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Soo Jeediyihii 7-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Dr. Cali Daahir Maxamed PhD cilmi-nafsi Ahna hadda Ku-xigeenka Madaxweynaha Jaamacadda Muqdisho ee Arrimaha Tacliinta, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay: “𝐖𝐚𝐱𝐲𝐚𝐚𝐛𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐦𝐢𝐲𝐚 𝐀𝐝𝐤𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐍𝐚𝐟𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐀𝐛𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐅𝐚𝐭𝐚𝐡𝐚𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚: 𝐃𝐚𝐫𝐚𝐚𝐬𝐚𝐝 𝐓𝐢𝐫𝐚𝐤𝐨𝐨𝐛 𝐚𝐡.”

#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.