JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Soo Jeediyihii 5-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Soo Jeediyihii 5-Aad Meertada 2-Aad Ee Shirweynaha U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Dr. Cabas Cumar  Maxamed Aqoonyahan Hesta Ph.D. ee cilmiga dhaqaalaha, Ahna Agaasimaha Xarunta Cilmi-baarista ee Jaamacadda Muqdisho, cilmi-baaristiisuna ay diiradda saarto horumarinta dhaqaalaha, koboca, iyo doorka hay’adaha ee horumarka waara iyo amniga cuntada, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxuu ka soo jeediyay daraasad cinwaankeedu yahay : “𝐃𝐨𝐨𝐫𝐤𝐚 𝐈𝐬𝐭𝐚𝐫𝐚𝐚𝐭𝐢𝐢𝐣𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐀𝐝𝐤𝐞𝐲𝐬𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐦𝐞𝐞𝐝 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐞𝐞 𝐊𝐮 𝐀𝐚𝐝𝐝𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐍𝐨𝐪𝐧𝐨𝐪𝐝𝐚”

#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.