Ms. Iftin Omar Mohamud waa khabiir Arimaha horumarinta Kana Howlgasha Muqdisho, Waxeeyna haystaa shahaadada Bachelorka ee waxbarashada iyo cilmiga bulshada ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed, ayaa meertada 2-aad ee shirka U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya waxay ka soo jeedisay daraasad cinwaankeedu yahay: “𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐃𝐡𝐞𝐱-𝐝𝐚𝐫𝐢𝐝𝐝𝐚 𝐀𝐪𝐨𝐨𝐧 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐘𝐚𝐫𝐚𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐬𝐢𝐢𝐛𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 (𝐃𝐑𝐑) 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚”
#uadkeysigaaafooyinka #shirweynahaqaran #sodma #Somalia #DisasterResilience #emergencyresponse
0 Comments