JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Gargaarka bini’aadantinimo

Bixinta Kaalma Bini’aadantinimo

Xoojinta Nidaamka Caafimaadka

Ka jawaabista Daryeelka  Caafimaadka

dhimista khatarta musiibada

Tallaabooyinka Lagu Dhimayo Nuglaanta

Aragtideena

Aragtidayadu waa inaan dadka dadka Soomaaliyeed iyo hantidooda ka ilaalino masiibooyinka ku habsada, anaga oo aan xaqiijineeno adkaysigooda iyo kor u qaadista tayada nolosha, kobcineenana xirfadahooda si ay si degdeg ah uga gabaad galaan masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa dad-sameeyaha ah ee dalka ka dhaca

Himiladeena

Himiladeena waa in aanu maareeno dhammaan arrimaha ku saabsan masiibooyinka anaga oo la imaaneeno qorshe ka hortag ah oo ka dhan ah masiibooyinka oo dhan, iyo horumarinta xirfadaha kala duwan iyo kor u qaadista awoodaha hay'adaha ay khusayso, aanu sidoo kale noqon Hay'adda kadigta, yareeysa, kana hortagta aafooyinka galban kara nolosha dadka iyo xoolaha.

Aragtideena

Aragtidayadu waa inaan dadka dadka Soomaaliyeed iyo hantidooda ka ilaalino masiibooyinka ku habsada, anaga oo aan xaqiijineeno adkaysigooda iyo kor u qaadista tayada nolosha, kobcineenana xirfadahooda si ay si degdeg ah uga gabaad galaan masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa dad-sameeyaha ah ee dalka ka dhaca

Himiladeena

Himiladeena waa in aanu maareeno dhammaan arrimaha ku saabsan masiibooyinka anaga oo la imaaneeno qorshe ka hortag ah oo ka dhan ah masiibooyinka oo dhan, iyo horumarinta xirfadaha kala duwan iyo kor u qaadista awoodaha hay'adaha ay khusayso, aanu sidoo kale noqon Hay'adda kadigta, yareeysa, kana hortagta aafooyinka galban kara nolosha dadka iyo xoolaha

Nagu Saabsana

Hay'adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA)

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa ah Hay’adda Dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan wax ka qabashada musiibooyinka. Hay’adda waxaa la aas-aasay sanadkii 2011-kii, waxaana aas-aasay Ra’iisul Wasaarihii Dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya ka jirtay 2010-11. Sharci ogolaanaya Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ayaa la meel mariyay sanadkii 2016-kii iyadoo hoos imaaneysa Wasaaradda Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Maareynta Musiibooyinka ee Dowladda Federaalka.

Sannadii 2022-kii, ayaa Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya ay la wareegtay doorkii iyo mas’uuliyaddii sharci ee ay laheyd Wasaaraddii Federaalka ee Arrimaha Bani’aadantinimada iyo Maareynta Musiibooyinka.

Barnaamijyada

Barnaamijyada Hay'adda

Fal-Celinta Degdega Ah

This present moment is perfect simply due to the fact that this is just a place holder.

Fiiri Barnaamijka

Xaaladaha Bani'aadamnimo

This present moment is perfect simply due to the fact that this is just a place holder.

Fiiri Barnaamijka

U Adkeysiga

This present moment is perfect simply due to the fact that this is just a place holder.

Fiiri Barnaamijka
Saadaasha Cimilada

Lasoco Cimilada Muqdisho

Lasoco-shada cimilada Caasimaadan waa mid muhiim ah. Magaaladaan, oo ku taala hareeraha Badweynta Hindiya, waxay ku faantaa cimilo kulul oo leh maalmo qorrax ah iyo habeeno gaar ah oo aad uqaboow sanadka oo dhan. Cimilada magaaladaan ayaa ah mid isku dhafan oo kala oo is bed-bedella iyo mid roobaad waaweyn ah, Guga iyo Dayr. Inaad lasocoto cimilada halkaan kaliya ma ah mid soo jiidasho leh - waxay muhiim u tahay wax walba oo laga bilaabo beerashada ilaa nolol maalmeedka. Haddaba, haddii aad qorsheynayso maalin xeebta ah ama aad isu diyaarinayso duufaan kedis ah, la socodka cimilada Muqdisho waxa ay kuu xaqiijinaysaa in aad mar walba hal tallaabo ka horayso waqtiyadeeda is bed-bedella

loader-image
somaliaWeather
Mogadishu, SO
3:27 pm, Oct 22, 2024
temperature icon 30°C
few clouds
Humidity 70 %
Pressure 1010 mb
Wind 17 mph
Wind Gust Wind Gust: 0 mph
Clouds Clouds: 20%
Visibility Visibility: 0 km
Sunrise Sunrise: 5:41 am
Sunset Sunset: 5:44 pm
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.

Degdeg

Adeegyada degdega ah

Haddii ay dhacdo xaalad degdeg ah, fadlan garaac nambarada hoos ku xusan, mas'uuliyiinta ay khusayso ayaa si degdeg ah uga jawaabi doona oo dabooli doona baahiyahaaga.

449

991

Booliska Soomaliya

449

Gurmad Qaran

449

Dab Demis