JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

SODMA OO KA QEYB GASHAY SHIR CAALAMI AH OO LAGU DAAHFURAY WARBIXINTA CUNTO YARAANTA 2025

Bogga HoreWararka SODMA OO KA QEYB GASHAY SHIR CAALAMI AH OO LAGU DAAHFURAY WARBIXINTA CUNTO YARAANTA 2025

September 18, 2025

Nairobi, Kenya – 16 Sebtembar 2025 – Agaasimaha Waaxda Khataraha Musiibooyinka ee SoDMA, Mudane Khadar Sh. Maxamed,oo ka qeybgalay shir heer caalami ah oo lagu soo bandhigay 2025 Global Report on Food Crises (GRFC).
Agaasime khadar oo madasha ka hadlay ayaa faah-faahiyay caqabadaha ka jira Soomaaliya iyo gobolka, oo ay kamid yihiin cunto yaraanta, abaaraha, fatahaadaha, iyo isbeddelka cimilada, isaga oo ku baaqay
in la mideeyo dadaallada si looga hortago cunto yaraanta loona dhiso mustaqbal waara oo adkaysi leh.
Sidoo kale, Agaasimaha Waaxda Sugnaanta Cunnada iyo Ilaalinta Bulshada ee SoDMA, Mudane Abubakar Axmed Maxamed, ayaa soo bandhigay warbixin faahfaahsan oo ku saabsan heerka sugnaanta cuntada, nafaqada, saameynta colaadaha iyo abaaraha ay ku leeyihiin dalkeena, iyo saadaasha xilliyeedka Gu’ga iyo Deyrta 2025.
Shirka oo ay ka soo qeyb galeen madax ka socotay siddeed dal oo Bariga Afrika ah ayaa lagu adkeeyay muhiimadda iskaashiga gobolka si si wadajir ah wax looga qabto cunno yaraanta iyo saameynta ba’an ee ay ku leedahay bulshada.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.