JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

SoDMA, FAO iyo WFP oo Soo Bandhigay Qorshe Degdeg ah oo Wax Looga Qabanayo Abaarta.

Bogga HoreWararka SoDMA, FAO iyo WFP oo Soo Bandhigay Qorshe Degdeg ah oo Wax Looga Qabanayo Abaarta.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo kaashanaysa hay’adaha FAO iyo WFP, ayaa soo bandhigtay qorshe hawleed lagu aqoonsanayo laguna wajahayo baahiyaha degdegga ah ee ka dhashay abaarta ka jirta dalka, iyadoo si gaar ah diiradda loo saarayo meelaha ugu nugul.
Qorshahan wuxuu isku xirayaa badbaadinta nolosha iyada oo la xaqiijinayo helitaanka cunto degdeg ah, iyo ilaalinta hab-nololeedka bulshada, gaar ahaan beeraha iyo xoolaha, si looga hortago in abaartu isu beddesho masiibo bini’aadannimo oo ballaaran.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.