JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Shirka Heer Qaran ee Diyaargarowga iyo Ka-hortagga Masiibooyinka oo Muqdisho dib uga furmay

Bogga HoreWararka Shirka Heer Qaran ee Diyaargarowga iyo Ka-hortagga Masiibooyinka oo Muqdisho dib uga furmay
Waxaa maanta dib u biloowday Shirkii heerka qaran oo loogaga tashanayay sidii loo yagleeli lahaa istraatijiyad qaran ee hagi doonta geedi socdka hindisaha u diyar garowga sidii looga jawaab celinlahaa arrimaha masiibooyinka Dalka. kaasoo la filaayo inuu maanta muqdisho lagu soo gabagabeeyo ayadoona ay kasoo bixi doonaan qodobo wax ku ool ah.
Shirkan oo labo maalmood socday waxaa ka soo qeyb galay mas’uuliyiin sar sare oo ka socda hey’addaha WFP FAO, DRC ICPAC oo ah Xubin hoostagta IGAD, Safiirka IGAD ee Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah ee quseeya arrimaha gargaarka iyo maareynta musiibooyinka, iyo sidoo kale khubaro ku takhasustay arrimahan.
Waxaa la rajeynayaa in shirkan ay ka soo bixi doonaan qodobo iyo go’aanno muhiim ah oo wax weyn ka beddeli doona habka Soomaaliya ay uga jawaab celiso musiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa kale ee dhici kara. Go’aannadan ayaa la filayaa in ay xoojiyaan diyaargarowga, ka-hortagga.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.