JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

SAWIRRADA HORUDHACA AH: SHIRKA DIB-U-QIIMEYNTA ISKAASHIGA BINI’AADANNIMO OO KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO

Bogga HoreWararka SAWIRRADA HORUDHACA AH: SHIRKA DIB-U-QIIMEYNTA ISKAASHIGA BINI’AADANNIMO OO KA FURMAY MAGAALADA MUQDISHO

Muqdisho – 18 Luulyo 2025 –Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa Caawa si rasmi ah xarunteeda dhexe ee magaaladda Muqdisho uga furtay Shirka Dib-u-Qiimeynta Iskaashiga Bini’aadannimo, kaasi oo diiradda lagu saarayo dardargelinta howlaha gargaarka iyo xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya dowladda, hay’adaha caalamiga ah iyo bahda samafalka gudaha iyo dibaddaba.

Shirka waxaa ka qeyb galaya madax sare oo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, wakiillo ka socda Qaramada Midoobay (UN), hay’ado samafal oo maxalli iyo caalami ah, ganacsato,Culimadda iyo ururrada bulshada rayidka ah.

Madaxda Dowlada, Iyo wakiiladda Calamiga ee shirka kusugan waxaa Kamid ah Wasiiro Katirsan Xukuumadda Somaalia, ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna iskuduwaha gargaarka bini’aadannimadda George Conway iyo Masuuliyiin Kale.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.