Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mahamuud Macallin Cabdille, “Dalkeenna waxaa ka jirta xaalad adag oo dhanka abaaraha iyo arrimaha bani’aadannimada ah. Waxaa lagama maarmaan ah in aan dadkeenna garab istaagno, maadaama ay si weyn hoos ugu dhacday kaalmooyinkii ay hore u bixin jireen dalalka caalamka. Maanta, ku dhawaad lix milyan oo qof oo Soomaaliyeed ayaa ah barakacayaal u baahan gargaar degdeg ah.”

0 Comments