JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Maareeyaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah oo Soo Bandhigay Istaraatiijiyada u qareemida oo ku saabsan abaaraha.

Bogga HoreWararka Maareeyaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah oo Soo Bandhigay Istaraatiijiyada u qareemida oo ku saabsan abaaraha.

Maareeyaha Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah, Mudane Xasan Ciise, ayaa soo bandhigay istaraatiijiyada u qareemida oo ku saabsan abaaraha. Wuxuu adkeeyay in saameynta isbeddelka cimilada iyo yaraanta dhaqaalaha caalamiga ah ay qasab ka dhigayaan in la qaato hab cusub oo ku saleysan hufnaan, isku-tashi, iyo ka faa’iideysiga kheyraadka la heli karo.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.