JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Maareeyaha NEOC oo soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo iyo jawaabta abaarta.

Bogga HoreWararka Maareeyaha NEOC oo soo bandhigay warbixin ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo iyo jawaabta abaarta.

Maareeyaha Xarunta Qaranka ee Howlaha Gurmadka Degdegga ah (NEOC), Mudane Hassan Isse, ayaa soo bandhigay soo jeedin ku saabsan xaaladda bini’aadantinimo iyo jawaabta degdegga ah ee abaarta.

Xaaladda abaarta waxay saameysay malaayiin qof, iyadoo keentay cunto yari, biyo la’aan, iyo barakac ballaaran. Soo bandhigida ayaa sidoo kale muujisay tirada dadka barakacay, heerka gaajada, iyo baahiyaha degdegga ah ee caafimaadka iyo biyaha.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.