JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Bogga HoreWararka Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Ku xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, ahna isku duwaha howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee ku saabsan horumarinta arrimaha bani’aadannimada Mr. George Conway, oo kalmad kooban ka jeediyay Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya ayaa xusay muhiimadda uu shirkaan ku dhisan cilmi-baarista u leeyahay xal u helidda arrimaha cakiran ee bani’aadannimada dalka.
Mr. Conway, ayaa tilmaamay muhiimadda gaarka ah ee xilligaan ay leedahay u jihaysiga maal-galinta mashaariicda adkaysa iyo xoojinta la qabsiga bulshada, isagoo xusay shirkana ku kordhiyay in halkii doolar ee lagu maal-galiyo dhisidda kaabayaasha adkaysiga uu badbaadinayo ku dhawaad 7 doolar oo la galin lahaa ka jawaabista arrimaha bani’aadannimo ee deg gegga ah mustaqbalka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.