JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha QM Soomaaliya ee Horumarinta Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George Conway, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅)

Bogga HoreWararka Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha QM Soomaaliya ee Horumarinta Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George Conway, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅)
Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, ahna Isku-duwaha Howlaha QM Soomaaliya ee Horumarinta Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George Conway, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee π’π‘π’π«π€πš 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐑𝐚 π€π«π«π’π¦πšπ‘πš ππ’π§π’β€™πšπšππšπ§π§π’π¦πšππš π’π¨π¨π¦πšπšπ₯𝐒𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅), oo lagu qabtay magaalada Jowhar.
Mr. Conway ayaa sheegay in baahiyaha bini’aadannimo ee dalka ay sii kordhayaan, halka taageerada la heli karo ay sii yaraanayso, taasoo ku qasabtay hay’adaha gargaarka in si adag loo xusho adeegyada ay bixiyaan si mudnaanta loogu siiyo dadka ugu baahan.
Sidoo kale, waxa uu xusay in Qorshaha Jawaabcelinta Bini’aadannimo ee 2025-ka uu ilaa hadda kaliya helay 23% maalgelin, taasoo caqabad ku noqotay fulinta adeegyada lagama maarmaanka ah.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.