JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda SoDMA ayaa maalintii labaad deeq gargaar ah gaarsisay 900 oo qooys ku nool degmooyinka xamar jajab xamaweyne iyo boondhere ee gobolka Banaadir

Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA ayaa maalintii labaad deeq gargaar ah gaarsisay 900 oo qooys ku nool degmooyinka xamar jajab xamaweyne iyo boondhere ee gobolka Banaadir
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka ee (SoDMA) oo kaashanaysa Hay’adda King Salmaan ayaa maanlintii labaad deeq gargaar ah gaarsisay 900 oo qooys ku nool degmooyinka xamar jajab xamaweyne iyo boondhere ee gobolka Banaadir
Qoysaska gargarkaan la gaarsiiyay ayaa ah kuwii sameenta ka soo gaartay daadadkii ugu danbeeyay ee ka dhashay roobkii Muqdisho ka da’ay todobadkii hore.
Gargaarkaan ayaa ka kooban raashin , dhar, maacuun iyo teendhooyin waxaana si gaar ah loogu talagalay qoysaskii ay sameenta ka soo gaartay roobkii dhawaan Caasimada ka da,ay.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.