JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda SoDMA ayaa ansixiyey qorshayaal wax-ku-ool ah oo ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya

Bogga HoreWararka Hay’adda SoDMA ayaa ansixiyey qorshayaal wax-ku-ool ah oo ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya

February 25, 2025

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka oo kaashaneeysa Wasaaradaha Gargaarka ee Dowlad Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle iyo Hay’adda Cunnada Aduunka (WFP), ayaa ansixiyey qorshayaal wax-ku-ool ah oo ku aaddan mashruuca ka soo kabashada dhibaatada Soomaaliya (SCRP) oo uu taageero Bangiga Adduunka.
Kulanka ansixinta ayaa isku keenay daneeyayaasha muhiimka ah oo ay ku jiraan Dowladda Soomaaliya, Dowlad goboleedyada, Hay’adaha Qaramada Midoobay, NGO-yada maxalliga ah iyo kuwa caalamiga ah, iyadoo la meelmariyay shan dukumeenti oo kala ah;

➤ Qaab-dhismeedka nidaaminta

➤Tilmaamaha Maareynta Masiibooyinka

➤Hababka Hawleed ee Caadiga ah

➤Qorsheyaasha Digniinta Hore

➤Ka jawaabista xaaladaha degdegga ah Hirshabeelle & Koonfur Galbeed.

Dukumeentiyadan ayaa muhiim u ah hagaajinta iyo awood-siinta nidaamka maareynta musiibooyinka ee Soomaaliya, iyadoo la raacayo tilmaamaha iyo qorshayaasha loogu talagalay ka jawaabidda musiibooyinka, si gaar ah wax ka qabashada xaaladaha deg-degga ah ee ka jira Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed
 

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.