JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda Raabidatul Al- Caalamul Islaami  (Muslim World League) oo kaa shanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa qoysas danyar ah u qeybisay deeq gargaa

Bogga HoreWararka Hay’adda Raabidatul Al- Caalamul Islaami  (Muslim World League) oo kaa shanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa qoysas danyar ah u qeybisay deeq gargaa

Hay’adda Raabidatul Al- Caalamul Islaami  (Muslim World League) oo kaa shanaysa Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SoDMA, ayaa maanta qoysas danyar ah, sameena ka soo gaartay roobkii dhawaan caasimada ka da’ay iyo kuwa deegaanadooda uga soo barakacay colaado iyo abaaro degmada Garasbaeey ugu qeybisay deeq gargaar ah oo ka kooban qeybaha kale duwan ee Raashinka.

Qoysaska gargarkaan ka faaiideystay ayaa gaaraya 1038 qoys, waxana sidaan oo kale hay’addaan magaalada gaalkacyo gargaar ugu qeybisay 800 oo qoys, tas oo wadartaguud dadka garagarkaan ka faaiideystay Muqdisho iyo Gaalkacyo garayaan1,838 qoys. Qaar kamid dadkii gargarkaan ka faaiideystay ayaa u mahadnaqay hay’adda SoDMA iyo Raabidatul Alcaalamul Islaami.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.