JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay faafinta macluumaadka RIS iyo farriimaha digniinta hore ee loo gudbiyo bulshada iyadoo loo marayo warbaahinta maxalliga ah.

Bogga HoreWararka Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay faafinta macluumaadka RIS iyo farriimaha digniinta hore ee loo gudbiyo bulshada iyadoo loo marayo warbaahinta maxalliga ah.
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan muhiim ah oo looga hadlayay faafinta macluumaadka RIS iyo farriimaha digniinta hore ee loo gudbiyo bulshada iyadoo loo marayo warbaahinta maxalliga ah.
Kulankan oo ay ka soo qayb galeen masuuliyiin ka tirsan SoDMA iyo hay’adaha bah-wadaagta ah, ayaa si qoto dheer loogu falanqeeyay sidii farriimaha khatarta iyo digniinaha hore loo gaarsiin lahaa bulshada si degdeg ah, hufan, isla markaana wax ku ool ah.
Agaasimaha Waaxda Khataraha Musiibooyinka ee SoDMA, Mudane Khadar Sh. Maxamed, waxuu kulanka ka sheegay muhiimadda ay leeyihiin farriimaha digniinta hore, isagoo xusay in bulshada lagu wargeliyo khataraha soo socda ka hor inta aysan dhicin, si loo yareeyo khasaaraha bini’aadam iyo midka hantiyeedba.
Ugu danbeyn Mudane Khadar wuxuu hoosta ka xariiqay baahida loo qabo in warbaahinta maxalliga ahi door ka qaadato gudbinta macluumaadka muhiimka ah, maadaama ay yihiin marin si toos ah u gaara shacabka, gaar ahaan goobaha ay khataruhu ku badan yihiin.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.