Gudoomiyaha hay’adda maaraynta masiibooyinka Mudane Maxamuud Macalin ayaa shir mira dhal ah kulayeeshay ergayga gaarka ah ee arima cimilada ee dalka Kenya Mudar Cali Dauud magaalada Nairobi. Shirkaan ayaa diiradda lagu saarya sidii looxoojinlahaa awoodaha u adkeesiga saamaynta isbadallada cimilada iyo u diyaargarawga maaranta masiibooyinka ee Soomaaliya iyo Kenya

0 Comments