Guddoomiyaha Ururka Bangiyada Soomaaliyeed, Dr. Axmed Khadar Jaamac, ayaa yiri: “Waa in cilmi-baaris la sameeyaa si loo helo hab-fikir sax ah oo ay dadka Soomaaliyeed uga maarmaan ku tiirsanaanta kaalmada dibadda, loona gaaro isku-filnaansho. Anaga oo ah bangiyada dalka, waxaan diyaar u nahay inaan door weyn ka qaadanno sidii loo heli lahaa gurmad u gaar ah oo loo fidiyo dadka nugul.”

0 Comments