Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Gabeyre “Markasta dadka Soomaaliyeed ayaa isku gurmadda, waligeed waa isku gargaari jireen, maantana waxa aan diyaar u nahay in aan garab istaagno dadkeenna dhibaateysan, innaga iyo SoDMA waxaan iska kaashan doonnaa sidii dadka loogu gurman Lahaa.”








0 Comments