JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ibraahim M. Mursal oo qeyb ka ah madaxda ka qeyb galaysa madasha Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ibraahim M. Mursal oo qeyb ka ah madaxda ka qeyb galaysa madasha Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya
Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Dr. Ibraahim M. Mursal oo qeyb ka ah madaxda ka qeyb galaysa madasha Shirweynaha 2-aad ee U Adkeysiga Aafooyinka Soomaaliya oo kalmad kooban ka jeediyay daah-furka shirka ayaa xusay in madashaan ay ka turjumayso baahida ka jirta dalkeenna si aan wadajir ugu dhisno bulsho adkaysi leh oo si dhab ah u garanaysa in masiibooyinka dabiiciga ah iyo kuwa bani’aadamku ay yihiin dhibaatooyin u baahan xal ku dhisan aqoon, qorshe, iyo iskaashi.
Guddoomiyaha ayaa xusay sida dalkeennu ugu baahan yahay aragti togan oo loo dhan yahay, si loo yareeyo nuglaashada, isla-markaana loo dhisho adkaysi bulsho oo sal adag leh, isagoo tilmaamay in aqoontu tahay awoodda ugu weyn ee aan uga hortagi karo musiibooyinka ka jira dalkeenna kuna kobcin karno garaadkeenna arrinkaas ku aaddan, halka uu ballan-qaaday in Jaamacadda Mugdisho ay sii xoojin doonto dadaallada ku aaddan cilmi-baarista six al kama danbeys ah loo gaaro.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.