JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya,

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, Md. Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Md. Wang Yu.

Shirkaan ayaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah oo ay kamidtahay Shixnad gargaar raaahin ah oo ay dhawaan dalka keeneen taas oo gaaraysa 1,226 tan iyo sidii loo gaarsiin lahaa gobolada dalka gaar ahaan degmooyinka ay sameeysay dagaalada lagula jiro khawaarijta oo qeyb ka tahay gobolka Hiiraan.

Labada dhinac ayaa kawada hadlay sidoo kale tayeeynta iyo sare u qaadidda waxtarka shaqaalaha Hay’adda SoDMA.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.