JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare.

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadanimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare.
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA ayaa xubnaha Guddiga ku soo dhaweeyay xarunta, wuxuuna uga warbixiyay howlaha hay’adda, waajibaadkeeda, caqabadaha bani’aadantinimo ee dalka, iyo xaaladda adag ee ka dhalatay abaarta baahsan ee saameysay dadka iyo duunyada.
Intii ay booqashadu socotay, waxaa si gaar ah loogu gorfeeyay saameynta abaarta, iyada oo diiradda la saaray sidii gargaar loo gaarsiin laa bulshada nugul
Ugu dambayn, Guddiga oo uu hoggaaminayo Senator Cismaan Maxamuud Maxamed (Dufle) ayaa ku amaanay SoDMA shaqada miisaanka leh iyo kaalinta ay Qaranka kaga jiraan, waxayna ballan qaadeen inay ka guddi ahaan gacan ka geysan doonaan xallinta caqabadaha ay maanta ka dhageysteen madaxda hay’adda.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.