JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF) ee magaalada Jowhar.

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA, Md Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF) ee magaalada Jowhar.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa khudbad ka jeediyay Meertada 9-aad ee 𝐒𝐡𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐀𝐫𝐫𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐁𝐢𝐧𝐢’𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐧𝐢𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 (𝐂𝐇𝐅) ee magaalada Jowhar, isagoo tilmaamay in Soomaaliya ay wajahayso xaalad bini’aadannimo oo halis ah.
Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in abaaraha, fatahaadaha joogtada ah, colaadaha, iyo barakaca ay si weyn u saameeyeen nolosha shacabka, iyo dadka nugul ee ku nool guddaha dalka. Waxa uu ku boorriyay dhammaan hay’adaha dowladda iyo kuwa gargaarka in jawaab celinta ay noqoto mid degdeg ah, isku dubaridan, ka hortag ah, oo waxtar leh, si looga hortago saameynta musiibooyinka mustaqbalka.
Ugu Danbeyn , Mudane Maxamuud wuxuu xusay in nidaamyo iyo qorshayaal cusub oo ka hortagga musiibooyinka la diyaariyay, kuwaas oo lagu xaqiijinayo in jawaab celinta samafalka iyo xasilinta ay isku xiran yihiin, taasoo dhisaysa kalsoonida bulshada, dib u soo celisa maamulka, isla markaana aasaas u noqota nabadda iyo horumarka.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.