JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho si gaar ah xarunta Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Erdogan faraceeda Soomaaliya uga qeybgalay qalinjabinta Arday baratay qeybaha culuumta Caafimaadka iyo kuliyadda maareynta musiiboyinka Jamaacadaas, kuwaas oo garayay 172 arday.

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee (SoDMA), Md. Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa magaalada Muqdisho si gaar ah xarunta Jaamacadda Culuumta Caafimaadka ee Erdogan faraceeda Soomaaliya uga qeybgalay qalinjabinta Arday baratay qeybaha culuumta Caafimaadka iyo kuliyadda maareynta musiiboyinka Jamaacadaas, kuwaas oo garayay 172 arday.

July 7, 2025

Drr | News

Guddoomiye Maxamuud Macalin oo khudbad ka jeediyay munaasabadan ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay in goobjoog u noqdo boqolaal arday ah oo maanta baratay cilmiga Maareynta Musiibooyinka, taas oo ah mid saameyn weyn ku leh dalkeenna, waxana uu sheegay in qalinjabintooda ku soo aaday xilli baahi badan loo qabay cilmiga Maareynta.
Sidoo kale Guddoomiye Maxamuud ayaa Dowladda aan walaalaha nahay ee Turkiga uga madceliyay garab-istaagga walaaltinimo, kaas oo si gaar ah dalkeenna uga caawiyaan kobcinta kaabayaasha bulshada iyo horumarinta guud ahaan dalka Soomaaliya.
Wasiirro ka tirsan XFS iyo Safiirka Turkiga u qaabilsan Soomaaliya ayaa goobjoog ka ahaa munaasabadan ardayda ay ku qalinjabinayeen.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.