Guddoomiyaha Hay’adda Culimada Soomaaliyeed, Sheekh Bashiir, “Markii ay abaaro dhacaan kaliya in la qaylo-dhaamiyo ma aha xal waara, waxa ka wanaagsan in xillli hore loo diyaar garoobo oo la sameeyo sanduuq bani’aadannimo, laguna shubo dhaqaale qaaraan ah, si markasta oo dhibaato dhacdo loogu gurmado dadkeenna si degdeg ah.”








0 Comments