JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Guddoomiyaha Hay’adda ayaa Xarunta SoDMAB kula kulmay wafdi ka socday hay’adda UNDP

Bogga HoreWararka Guddoomiyaha Hay’adda ayaa Xarunta SoDMAB kula kulmay wafdi ka socday hay’adda UNDP

Guddoomiyaha Hay’adda Maareeynta Masiibooyinka Somaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle, ayaa Xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA kula kulmay wafdi ka socday hay’adda UNDP oo uu hogaaminayo Titus Kuuyuor .

Labada hay’adood ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta iyo iskaashiga labada Hay’addood, iyo ka wada shaqeeynta xog aruurinta arrimaha gargaarka si wadajir ah.

Guddoomiyaha ayaa aad ugu mahadceliyay hay’adda UNDP dadaalka aan hagarta lahayn ee ay dalka ka waddo.

Ugu danbeeyn dhinacyada ayaa ku ballamay in kulan Farsamo la isku soo laabto si loo dhammeeystiro wax yaalaha ka dhiman wada shaqeeynta Hay’adaha.

 

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.