“Soomaaliya waxa ay ka soo kabanaysaa 30 sano oo khilaafyo iyo yaraanta maal-galinta mashaaricda muhiimka u ah adkaysiga bulshada, waa in loo midoobo wax ka qabashada xaaladda abaaraha iyo u gurmashada dadka nugul”. – Ku-xigeenka Ergeyga Qaramada Midoobay, ahna Iskuduwaha Gargaarka Beni’aadannimada Soomaaliya George Conway.








0 Comments