Fariimo SMS iyo IEC Wacyigelin – SoDMA
SMS 1
■Muwaaddin gargaarka bani’adminimo waxaa loogu talagalay dadka nugul –
ha leexsan, ha ka ganacsan!
■Haddii aad aragto fal leexsasho gargaar
wac lambarka 449
■Muwaaddin aan si wadajir ah u difaacno xuquuqda dadka tabaaleysan.
■Haddii aad aragto fal leexsasho gargaar wac lambarka 449
0 Comments