JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Madasha Arrimaha Bini’adanimada Soomaaliya (CHF) – 29 March 2026

Bogga HoreDhacdooyin Madasha Arrimaha Bini’adanimada Soomaaliya (CHF) – 29 March 2026

29/03/2026

29/03/2026

8:00 am

1:00 pm

Muqdisho-Soomaliya

Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliyeed ee (SoDMA)

Communications@sodma.gov.so

https://sodma.gov.so

Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadannimada Soomaaliya (CHF) ayaa lagu qabanayaa Muqdisho 29-ka bishan, iyadoo diiradda lagu saarayo xaaladda bini’aadannimo ee dalka, gaar ahaan saameynta abaaraha iyo xal u heliddooda.
Madasha waxaa ka qeyb galaya dowlad goboleedyada, hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, safiirro iyo ururrada bulshada rayidka ah, si loo xoojiyo gurmadka iyo isku dubbaridka dadaallada samatabbixinta.