JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Dhamaan madaxda sare ee ka qaybgalaya Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadanimo Soomaaliya ayaa maanta soo galay hoolka shirka ee magaalada Jowhar. Shirka waxaa si rasmi ah u furaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.

Bogga HoreWararka Dhamaan madaxda sare ee ka qaybgalaya Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadanimo Soomaaliya ayaa maanta soo galay hoolka shirka ee magaalada Jowhar. Shirka waxaa si rasmi ah u furaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.
Jowhar, 10 November 2025 – Dhamaan madaxda sare ee ka qaybgalaya Shirka Madasha Arrimaha Bini’aadanimo Soomaaliya ayaa maanta soo galay hoolka shirka ee magaalada Jowhar. Shirka waxaa si rasmi ah u furaya Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Hirshabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen.
Shirka ayaa ah fursad muhiim ah oo lagu mideeyo dadaallada gargaarka, laguna xoojiyo wada-shaqeynta hay’adaha samafalka, dowladda dhexe, iyo dowlad-goboleedyada, si loo xaqiijiyo in jawaabta bini’aadanimo ee dalka ay noqoto mid waafaqsan baahiyaha shacabka Soomaaliyeed.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.