JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Jubaland: Abaarta Deegaanada Jubaland Waa Mid Aad U Daran, Gargaar Degdeg Ah Ayaa Loo Baahan Yahay.

Bogga HoreWararka Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka Jubaland: Abaarta Deegaanada Jubaland Waa Mid Aad U Daran, Gargaar Degdeg Ah Ayaa Loo Baahan Yahay.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad-Goboleedka Jubaland, Mudane Hussein Mo’alim Ali, oo ka hadlay Shirka Jawaabista Abaaraha iyo Sugnaanta Cuntada dalka, ayaa sheegay in xaaladda abaarta ka jirta deegaanada Jubaland ay weli tahay mid aad u daran oo u baahan gargaar degdeg ah.

Mudane Hussein Mo’alim Ali ayaa xusay in shirku uu xoogga saarayo dardargelinta isku-duwidda hay’adaha dowladda iyo kuwa gargaarka, si loo yareeyo saameynta abaarta loona gaarsiiyo bulshada ay dhibaatadu saameysay caawimaad degdeg ah oo wax ku ool ah.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.