JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY’ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Nala Soco :

JAMHUURIYADA FEDERAALKA SOOMAALIYA HAY'ADDA MAAREYNTA MASIIBOOYINKA SOOMAALIYEED

Agaasimaha Arrimaha Bani’aadannimada Galmudug: Abaar Xooggan oo Si Weyn u Saameysay Bulshada, Gurmad Degdeg Ahna Loo Baahan Yahay.

Bogga HoreWararka Agaasimaha Arrimaha Bani’aadannimada Galmudug: Abaar Xooggan oo Si Weyn u Saameysay Bulshada, Gurmad Degdeg Ahna Loo Baahan Yahay.

Agaasimaha Arrimaha Bani’aadannimada ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Dowlad-Goboleedka Galmudug, Mudane Abdisalan Abdullahi Farah, oo ka qeyb galay Shirka Jawaabista Abaaraha iyo Sugnaanta Cuntada dalka, ayaa sheegay in Galmudug ay ka jirto abaar xooggan oo si weyn u saameysay bulshada reer Galmudug.

Mudane Abdisalan ayaa xusay in abaartu ay ka dhalatay roobab la’aan soo noqnoqotay, iyadoo dhowr xilli roobaad aan laga helin qaybo ka mid ah Galmudug, halka meelaha qaarna roobku aad u yaraa. Wuxuu carrabka ku adkeeyay in bulshadaasi ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah iyo garab istaag.

0 Comments

Submit a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Related Posts

Emergency

Fo Emergency Services

In case of a an emergency situation, please dial the numbers given, relevant authorities will quickly answer to and attend to your needs.

123

Somali Police

442

National Emergency

567

Fire Fighters
Dhacdooyinka soo socda

Kalandarka Dhacdooyinka iyo Shirarka

Dhacdooyinka iyo jadwalka shirarka waxaa loogu talagalay in aad kula socoto fursado badan oo kala duwan

Halkaan waxaan ku soo bandhignaa siminaarada soo socda, aqoon-is-weydaarsiyo, bandhigyo ganacsi, iyo dhacdooyinka isku xidhka ee qaybaha kala duwan, tani oo aan si joogto ah uqabano. Haddii aad dooneyso inaad fikrado ka hesho quburo, ka qayb-qaadato kulammo is dhexgal ah, ama aad la xidhiidho xirfadlayaal, kalandarkeena wuxuu ku caawinyaa dhammaan faahfaahinta aad u baahan tahay si aad u qorshayso imaanshahaaga.